![]() |
Somali Links |
Salaada iyo Qiimaheeda
Maxaa saamayn ku yeelan kara caafimaadka qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ta qofka, ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay hab dhaqankiisa nololeed, taasoo qofku ku noolaado caafimaad hadii hab-dhaqankiisu wanaagsan yahay Qaadka iyo Caafimaadka qofka cuna?Qaadka ayaa ah mid khatarku ah qofka cuna marka caafimaadkiisa loo eego, wuxuu qaadku yareeyaa cuntada uu qofku u baahan yahay, wuxuu yareeyaa oo kale hurdada qofku u baahan yahay Baro Computerka
Waxa uu dhashay isagoon lahay marinkii saxarada.Magaciisu waaa Mahad faarax Maxamed Guutaale, hooyadiis waa Maryan Macalim maxamed, wuxuu aduunka ku noolaa 58 cisho ama maalmood, magaalada muqdisho ayuu ku dhashay hadana ku nool yahay Aabahay Quraanka ayuu akhrisan jiray anna sidaas ayuu igu bar-bariyay
Gar-garka deg-dega ah (first aid)
Maxamuud Maxamed Yusuf |
|